yaaku guulaystay dooradhadii 09/04/2011

 




9 April 2011 ( Djibouti election): Ka dib markii la soo gabagabeeyey tiradii codbixiyaasha, waxaa lagu dhawaaqay in Madaxweyne Ismaciil Cumar Geele oo ka sharaxnaa xisbiga UMP uu ku guulaystey doorashada isagoo heley 80.58% codadka,

 Musharaxa madaxa banaan Maxamed Warsame Rage wuxuu heley 19.42%.
Tirada ka qaybgalayaashu codeeyay waxay tahay 69.68%. Dadka aan codka dhiiban waa 30.31%.
Tiradan waxaa lagu dhawaaqay habeenkii xalayto, sida uu ku soo waramayo wariyaha magaalada djibouti ayaa dheegay in ay si habsami ah u dhacday doorashadaasi,waxaana saxaafada u gudbiyey wasiirka Arimaha Gudaha ee dalka Jamhuuriyada Djibouti Mudane Yaasiin Cilmi Buux.

waaanan idiin soo fudbin doonaa wixii kale ee ka soo kordha INSHA ALLAH  By : Sulaiman Bachir