Wax Kabaro Daafaha Dunida: Dalka Jamhuuriyada Argentine


 Dalka jamhuuriyada Argentina (Argentine Republic). Dalka Argentina waxa uu kamid yahay wadamada ku yaala koonfurta America South America, waana wadanka labaad ee ugu dhulka balaadhan marka laga yimaad dalka Brazil. Dalka jamhuuriyada Argentina waxa uu xuduudo la wadaagaa dalalka kala ah Chile, Bolivia, Uruguay, Brazil iyo Paraguay

Wax Kabaro Daafaha Dunida: Dalka Jamhuuriyada Islaamiga Ah Ee Iran

Dalka jamhuuriyada Islaamiga ah ee Iran (Islamic Republic of Iran). Dalka Iran waxa uu kamid yahay wadama qaarada Eshiya gaar ahaan kuwa ku yaala gobolka la bariga dhexe (Middle East). Dalka jamhuuriyada Islaamiga ah ee Iran waxa uu kamid yahay wadamada ugu awooda badan uguna horumarka balaadhan wadamada Islaamka, waxana uu xuduudo la wadaagaa dalal dhamaantood wada Muslima ah oo ay  kamid yihiin Bakistan,

Wax Kabaro Daafaha Dunida: Dalka Jamhuuriyada Bolivia


Dalka jamhuuriyada Bolivia (Republic of Bolivia). Dalka Bolivia waxa uu ku yalaa badhtamaha qaarada koonfurta America ama Latin America. Waana dal xuduudo la wadaaga dalalka ugu waaweyn ee qaarada Latin America sida  Brazil, Argentina, Paraguay, Chile iyo Peru.  Dalka jamhuuriyada Bolivia waa dal aan lahayn waxa bad ah guud ahaana

Taariikhda Soomaaliya oo kooban 1960 ilaa 2010


July 1, 1960 - Xorriyadii iyo midowgii dadka Soomaaliyeed qaybtii laga soo bilaabo dabayaaqadii qarnigii 19aad ay gumaysan jireen Ingiriiska iyo Talyaanigu.

Taariikhda Prof.ahmed Ismacil samatar oo kooban


Professor Axmed Ismaaciil Samatar wuxuu ka mid yahay aqoonyahannada waaweyn ee Soomaalida kuwooda safka hore, hadduusanba ahayn kan koowaad. Waa indheergarad maskax-maal ah oo si joogto ah isha ugu haya waxa ka

Xasuuqii Borama ee 1984 + ( Sawiro )


Janaayo 30, 1984) weerar diyaaradeed ee ay la beegsatay Boorama waxay ku xasuuqday 37 arday oo da’doodu udhaxaysay (6-14)sano iyo 4 macallin, halka dhaawucuna kor u dhaafay 39 arday iyo 5 macalin ,

Taariikhdii Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed


Cabdullahi Yuusuf Axmed wuxu ku dhashay magaalada C/Kacyo Diiseember 1934-tii wuxuu dhammeystay waxbarashada dugsiga sare.

Taariikhdii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre

Max’d Siyaad Barre awoowgi Barre Cabdulle Yuusuf waxaa lagu dilay dagaalladii sokeeye isagoo madi ah.Wuxuu markaas ifka uga tagay 7 nin oo kala ahaa:

Taariikhdii Madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharmaarke

Cabdirashiid Cali Sharma'arke wuxuu ku dhashay degmada Xaradheere ee gobolka Mudug sanadkii 1919.
Wuxuu dugsiga Quraanka iyo waxbarashadiisii dhameeyay sanadkii 1936dii, wuxuu bilaabay in uu noqdo ganacsade ka dibna shaqaale ka shaqeeya howlaha Civil servant maamulkii talyaaniga ee maxmiyadda, wuxuu noloshiisa ku qaatay wixii intaas ka dambeeyay magaalada Muqdisho.

Taariikhdii Madaxweyne Aaden Cabdulleh Cismaan ( Cadde )

Allaha u naxariistee madaxweyne Aadan Cabdulle Cusmaan wuxuu ku dhashay magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan, sanadkii 1908dii, wuxuuna waxbarashadiisii dugsiyada Quraanka &

SIDEE GUUL LOO GAARAA ??!!!




 waxyaabaha ugu muhiimsan oo guusha lagu gaaro waxaa ka mida isagoo qofku marka hore ALLAAH tala saarta wax walba oo uu qabanayo ama uu rabo inuu gaaro mustaqbalka dhaw waayo wax kasta oo aad rabto waxaa kuu fududaynaya ALLAAH ood ku xirnaato.

Halkan waxaan isku dayayaa inaan idiinku soo gudbiyo dhawrka qodob

10 Ways to Instantly Build Self Confidence

Self confidence is the difference between feeling unstoppable and feeling scared out of your wits. Your perception of yourself has an enormous impact on how others perceive you. Perception is reality — the more self confidence you have, the more likely it is you’ll succeed.

MA OG TAHAY AKHRISTOOW !! !! !! ????

      
@ Ma ogtahay in indhahaagu aanay korin (waynaan), maalintaad dhalatay intay leekaayeen ayuunbay imikana leeg yihiin

@ ma ogtahay in lacatga aan laga samayn waraaqo, ee laga sameeyo Cudbi.

Korooso Aqoontaada Su'aal iyo Jawaabo Diini iyo Cilmi ah !!!!

Waa barnaamij xiiso badan oo maalin kasta oo jimco ah aanu soo saari doono, iyadoo uu barnaamijkani noqon doono mid ay si’ weyn u xiiseeyaan qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed haddii uu RABI Idmo.

yaaku guulaystay dooradhadii 09/04/2011

 




9 April 2011 ( Djibouti election): Ka dib markii la soo gabagabeeyey tiradii codbixiyaasha, waxaa lagu dhawaaqay in Madaxweyne Ismaciil Cumar Geele oo ka sharaxnaa xisbiga UMP uu ku guulaystey doorashada isagoo heley 80.58% codadka,

Garasha xumada carabta iyo Qabweynida reer galbeedka (xiligu waa 20-03-2011 maxaa dhacay 20-03-2003) sideed sano kahor. Dib u xasuuso Maantoo kale sideed sano kadib maxaa isku taariikh loogu beegaya

Sheeko Xanuun leh oo ka dhex taagan lamaane Somaliyeed oo jaceyl wadaag ahaa "Qiso Dhab ah"

Dhacdadaan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Najiib iyo Hiba, Hiba ayaa xiriir lasoo sameysay wariya-yaasha barnaamijka xiisaha badan ee Isha Dhacdooyinka Caalamka, kuwaa oo ka hawl-galla Shabakadaha Caalamiga ah ee Radioxamar.com iyo Dhacdo.com, waxayna ay inooga warantay sidii ay wax u dhaceyn, waxayna ku bilaabaneysaa sidatan:

Kororso Aqoontaada Su’aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud “Barnaamij Xiiso Leh”

Waa barnaamij xiiso badan oo maalin kasta oo jimco ah aanu soo saari doono, iyadoo uu barnaamijkani noqon doono mid ay si’ weyn u xiiseeyaan qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed haddii uu RABI Idmo.

Arrin aan horey loo ogeyn oo hadda Daaha laga rogay [Baaritaan cajiib ah]

Wadaad ka mid ah mufakiriinta Islaamka ayaa daahfuray tirooyinka isleeg ee Aayadaha Quraanka Kariimka ahi ka hadleen, taasoo caddaynaysa sida Quraanku u sugayo sinnaanta dadka iyo sugnaanta in Quraanku yahay hadalkii Eebbe korree oo nasahnaaye, wuxuuna Sheekhu uu soo taxay kalmado iska soo horjeeda oo tirooyinkoodu isku sarjaran yihiin, waxaana ka mid ah:-

Salmaan bashir omar ( SOULEH )

waxaan salaamayaa dhamaan dhalinta soomaaliyeed meelkasta iyo markastaoo ay joogaan waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka ee sharafka badan
Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu

SALaamu calaykum


Daawo Salaantan ka socota walaalkeen