MA OGTAHAY AKHRISTOOW !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

In Maroodigu uusan boodi karin

In Goranyada isheyda ay ka weyntahay maskaxdeeda
In Xaaxeeyadu ay hurdikarto sadax sano ayada oo aan waxba cunin

In ay Bisaduhu indha isku qabqabtaan marka ay faraxsanyihiin

In Japan ay tahay wadanka ugu dhoofinta badan lugaha rahha

In Shinidu ay indhaha tin ku leedahay

In dhiiga caaracaaradu uu yahay cadaan

In aysan Farduhu ma taggikarin

In Doofaaradu aysan cirka fiirin karin

In 13% Dad mareykanka ah ay aaminsanyihiin in qeybo ka mid ah bisha ay ka sameysantahay Cheese (jiis)

In Maskaxda Aadanaha ay 80% tahay biyo

In Baarashuutka uu hindisay Divinci Taariikhdu markii ay aheyd 1515

In wadanka Peru uu ka ahraam badanyahay Masar

In 41% Hablaha ingiriisku ay feer iyo laad la dhacaan raggooda ama saxiibadood marka ay caroodaan

In magaalada San francisco aysan laheyn wax quuburo ah

In ragga xaaslayaasha ah ay ka tip-dhiibis fiicanyihiin ragga iskoobulada ah

In Hindiya aysan waligeed ku duulin dalkale

by Souleman Bashir Omar